HOHADNEWS.COM
Wasiirka Xanaannada Xoolaha Iyo Kalluumeysiga Somaliland Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cusbitaal Ku Yaalla Magaalada Hageysa.
March 12, 2019 - Written by Hohad Office

Wasiirka wasaaradda Xanaannada Xoolaha iyo Kalluumeysiga
Somaliland, Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi, ayaa xaalad caafimaad loo dhigay
cusbitaal ku yaalla magaalada Hageysa.

Wasiir Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi ayaa waxa uu noqonayaa wasiirkii
saddeexaad ee xaalad caafimaad loo dhigo cisbitaalada ku yaalla magaalada
Hargeysa, waxaana hore xaalado caafimaad loogu dhigay cisbitaalka wasiirka
wasaaradda caafimaadka Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf iyo Wasiirka hawlaha
Wasiirka wasaaradda hawlaha guud Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi.
Warar Aanu hadda ka helayno xaaladda Wasiir Xasan Maxamed Cali
Gaafaadhi ayaa waxa ay sheegayaan in fiican yahay, Alle ha caafiyo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews