HOHADNEWS.COM
Tiro Kor U Dhaafaysa 13-Dhalinyaro ah Oo Loo Xidhay Xidhay Mudaharaad Ka dhan ah Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Todobaadkii Hore Oo loo dhaadhiciyay Jeelka Madheera
March 4, 2019 - Written by wariye sakariye

ro Kor U Dhaafaysa 13-Dhalinyaro ah Oo Loo Xidhay Xidhay Mudaharaad Ka dhan ah Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Todobaadkii Hore Oo loo dhaadhiciyay Jeelka Madheera.

Xildhibaan Mustafe Sayid Abokor oo ka tirsan Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Degmadda Gabiley ayaa sheegay in Kooxo dhalinyaro ah loo xidh xidhay muddaharaad uu hadda uun maayarkoodu ka hadlay oo Todabaadkii hore ka dhacay Gabiley kaasi oo uu Xildhibaanku sheegay in Warbaahintii soo duubtay maalintaasi la xidh xidhay islamarkaana umadda laga qariyay balse imika uun uu maayarku sheegay in kooxo dhalinyaro ah arinkaasi loo hayo.

Dhalinyartan ayaa sida la sheegay waxay Taajiro ku gubeen Inta u dhexeysa Gabiley Iyo Kalabaydh ee Galbeedka Magaaladda Gabiley isla wakhtigii Uu Waftigii Madaxweyne Biixi U Baxayay Boorama. Dhalinyartan ayaa Mudaharaadankan ku muujiyay sida ay uga xun yihiin Dhakhtar weyn oo Mihiim ah oo Dawladda Jabuuti ka dhistay Gabaydh kaasi oo ay Albaabadu u xidhmeen kadib markii ay Xukuumaddani dayacday.

Dhalinyartan ayaa loo dhaadhiciyay Jeelka Madheera iyada oo aan wax maxkamad ah la saarin waxaanay arintaasi buuq iyo cadho ka abuurtay Guud ahaan Gobolka Gabiley oo aad loola yaabay sababta dhalinyartaasi oo aanu wax dambi ah ku cadaan islamarkaana loo soo xidh xidhay mudaharaad salmi ah oo ay sameeyeen loogu dhaadhiciyay jeelka madheera oo lagu yaqaano in la xidh xidho dadka xukun u dhaco.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews