HOHADNEWS.COM
Siyaasi Caan Ah Oo Xisbiga Kulmiye U Magacabay afhayeenka Xisbiga
March 5, 2019 - Written by wariye sakariye

Siyaasi Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa waxa la filayaa in loo magacaabo afhayeenka xisbigi xaakimka KULMIYE, sidaa waxa loo xaqiijiyay wargeyska geeska afrika oo shabakadda Somalilandtoday ay warkan ka soo xigatay.

Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse oo xilal wasiirnimo oo kala ahaa Warfaafinta iyo xannaanada xoolaha ka soo qabtay xukuumaddii hore ee Madaxweyne Siilaanyo, ayaa la sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu go’aansaday in uu u magacaabo Afhayeenka xisbiga KULMIYE, kuna daro hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE.

Siyaasi Cabdillaahi Maxamed Daahir ayaa markii tallada dalka wareegay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa safar ku tagay dalka Ingiriiska, waxaana la sheegay in uu hawlo waxbarasho u joogo halkaasi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews