HOHADNEWS.COM
Maxaad Ka Taqaanaa 6-Da Waddan Ee Xuquuqda Haweenka Iyo Raggu Siman Yihiin?!!
March 5, 2019 - Written by wariye sakariye

Maxaad Ka Taqaanaa 6-Da Waddan Ee Xuquuqda Haweenka Iyo Raggu Siman Yihiin?!!

Wakhti dunidu mar walba ka hadasho sinnaanshaha xuquuqaha ragga iyo haweenka waxa warbixin cusub soo saaaray Bangiga adduunka kaasi oo uu kaga hadlayo Lixda waddan ee xuquuqaha ragga iyo haweenka ka simay dhinaca nolosha.

Warbixintan oo Shabakadda Wargeyska FOORE ka soo xiganayso wakaaladda wararka ee AP waxa ay tibaaxaysaa in waddamadan oo dhammaantood ku yaalla qaaradda Yurub ay noqdeen kuwo ku guulaystay in ay ragga iyo haweenka ka simaan dhammaanba baahiyaha ay sida is le’eg ugu baahan yihiin iyada oo laga duulayo xaqa sinnaanshaha ah ee labadan jinsi.

Warbixinta uu baanka adduunku soo saaray waxa diiradda lagu saaray sinnaanshaha qawaaniinta dalalkaasi u yaalla oo ragga iyo haweenka isku si u abaaraya, isku dheeli-tirnaanta baahiyaha aasaasiga ah, fursadaha shaqo iyo ilaalinta caruurta, xaqa lahaanshaha dhaqaalaha iyo wax kasta oo la xidhiidha nolosha.

Dalalkaasi Lixda ahi waxa ay kala yihiin:

Sweden

Belgium

Denmark

France

Latvia

Luxemburg

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews