HOHADNEWS.COM
“Maxaad Ka Aaminsantahay Mourinho & Zidane?” – Macalinka Barcelona Ee Ernesto Valverde Oo Su’aashan Culus La Hordhigay Iyo Jawaabta Uu Bixiyay.
March 10, 2019 - Written by Hohad Office

WARARKA CIYAARAHA(HOHAD-NEWS)

 

Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa wax laga weydiiyay waxa uu ka aamisan yahay tababarayaasha lala xidhiidhinayo kooxda ay xifaaltamaan ee Real Madrid isaga oo aragtidiisa dhiibtay.

Tababaraha haatan ee Santiago Solari ayuu culays weyni ku saaran yahay xilka tababarenimo ee Real kaddib markii mudo toddobaad gudihii ah lagaga cidhib tiray dhammaan koobabkii ay kooxdu u tartamaysay.

Ugu horreynba Barca ayaa laba kulan oo xidhiidh ah guul kaga gaadhay Bernabeu tartamada kala ah Copa Del Rey iyo La Liga waxaana intaa kaddib soo raacday guuldarradii kale ee Ajax ay kaga reebtay koobka ay difaacansay ee Champions League.

Iyadoo ay jiraan waxaasoo cadaadis ahi isla markaana la filayo in tababaraha ree Argentina uusan sii waari doonin ayaa Ernesto wax laga weydiiyay aragtidiisa macalimiinta haatan Los Blancos kusoo wajahan.

Valverde ayaa sheegay in yihiin tababarayaal wanaagsan balse waxa uu sidoo kale dhinaca saaray tababaraha haatan ee Solari oo uu ku sifeeyay mid iyaga la meeqaam ah.

Valverde ayaa yidhi “Iyagu waa macalimiin wanaagsan aniguna wax shaki ah kama qabo midaas sida ay iyaguba tilmaameen, Si lamid ah Solari sidoo kale”

Real ayaa caawa booqanaysa kooxda Real Valladolid waxaana ay isha ku hayaan inay farqiga u dhaxeeya Barca oo haatan ah 15 dhibcood kusoo celiyaan 12 dhibcood.

Ugu dambayn, Wararka ayaa sheegaya in tababare Solari la caydhin doono dhawaan balse waxaan wali kala caddayn Mourinho ama Zidane midka la wareegi doona jagada kooxda.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews