HOHADNEWS.COM
Madaxweyne Biixi Oo Goor-dhawayd Ka Soo ambo-baxay Imaaraadka Carabta, Saacadaha Soo Socda-na Ku Soo Waajahan Hargeysa
March 14, 2019 - Written by Hohad Office

WARARKA DALKA(HOHAD NEWS)

-Maadaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo oo
maalmahan ku sugnaa dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta dalka dib ugu soo laabanaya.

Waftiga Madaxweynaha oo xalay kulan la qaatay jaaliyadda Somaliland ee dalka Imaaraadka Carabta
ayaa waxa ay saaka ambabaxeen madaarka magaalada Abu Dhabi iyaga oo ku soo waajan saacadaha
soo socda magaalada Hargeysa.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa madaarka ku soo sagootiyay wasiirka wasaaradda cadaaladda
ee dalka Imaaraadka Carabta oo horena ugu soo dhaweeyay.
Madaxweyne Muuse Biixi oo muddo shan maalmood ah ku sugnaa dalka Imaaraadka Carabta ayaan la
sheegin cid uu la kulmay intii uu ku sugnaa dalkaasi markaga laga reebo jaaliyadda reer Somaliland ee ku
dhaqan Imaaraadka Carabta

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews