HOHADNEWS.COM
Daawo:(Sawiro) Qaab Nooce Ah Ayaa Madaxweyne Faramaajo Loogu Soo Dhoweeyey Dalka Qadar
February 27, 2019 - Written by wariye sakariyeDaawo:(Sawiro) Qaab Nooce Ah Ayaa Madaxweyne Faramaajo Loogu Soo Dhoweeyey Dalka Qadar Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaadhay magaalada Dooxa, wuxuuna berri wada hadallo la yeelanayaa Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani. COMMENTS
|
||
|