HOHADNEWS.COM
Wararkii u dambeeyay diyaarada Ethiopia Airline oo burburtay iyo khasaaraha ka dhashay
March 10, 2019 - Written by Hohad Office

wararka dibadda(HOHAD NEWS)Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya burburka diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopia Airline oo ku wajahneyd magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 

 

Diyaaradda ayaa ka duushay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, waxaana la sheegayaa inay dhinteen rakaab badan oo diyaaradaasi saarnaa.

Nooca diyaaradda Ethiopian Airline ee burburtay ayaa la sheegay inay aheyd  Boeing 737 , waxaana saarnaa rakaab gaaraya 157 qof, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Ethiopia.

Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Ethiopia , ayaa qoral laga soo saaray waxaa loogu tacsiyeey ehelada ku waayay kuwii ay jeclaayeen.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews