HOHADNEWS.COM
“Somaliland Waa In Loo Aqoonsadaa Qaran Madaxbanaan” Safiirkii Hore Ee Maraykanka U Fadhiyay Dalka Croatia Oo Ku Taliyay In La Aqoonsado Somaliland
April 11, 2019 - Written by Hohad Office

HARGEYSA (HOHAD NEWS)-Safiirkii hore ee Maraykanka u fadhiyay dalka Croatia danjire Peter Galbraith, ayaa ku
taliyay in la aqoonsado qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland

Danjire Peter, oo toddobaadkan ka qayb galay madal uu soo agaasimay machad Maraykan ahi ayaa waxa
su’aal ku saabsan qaddiyadda Somaliland weydiiyay wakiilka Somaliland ee dalka Maraykanka danjire
Bashiir Sheekh Cumar Good, waxaanu danjiraha Maraykanka ahi ku jawaabay “Somaliland waa in loo
aqoonsadaa qaran madaxbanaan. Waxay shaqaynaysay 27kii sannadood ee u dambeeyay.”
Isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu intaas raaciyay “Waxaay u tahay tusaale dhamaystiran qaloocnaanta
siyaasad ku dhisan ilaalinta is-haysashada dhul ahaaneed ee dal aan jirin ba “Somalia.”
Dr. Terrence Lyons oo isna madasha fadhiyay oo ka tirsan Jaamacadda George Mason University ayaa
Somaliland ku tilmaamay inay tahay sheeko cajiib ah, “Waa arrin cajiib ah qisada dal xor ahaa shan
maalmood ka hor intii aanu Soomaaliya ku biirin sannadkii 1960, isagoo rajaynayay midnimadii weynayd
ee Soomaaliya, haddana waxay jecelyihiin inay kala baxaan ka dib markii ay fashilantay midnimadii.”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews