HOHADNEWS.COM
Somaliland oo 40 baabuur dagaal keentay degaano ay isku haystaan Puntland
March 12, 2019 - Written by Hohad Office

WARARKA DALKA (HOHAD NEWS) –Wararka ka imanaya Gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in deegaano ka tirsan Gobolkaas ay fariisin cusub ka sameysteen Ciidamo ka tirsan Millateriga Soomaaliland.

Ciidamada oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa waxaa ay shalay fariisin ka sameysteen deegaanka Yube ee gobolka Sanaag, waxaana dad halkaasi ku sugan ay sheegeen in ciidankaas ay wataan ku dhowaad 40 Gaadiidka dagaalka ah.

Degaanka ay ciidamada Soomaaliland fariisinka ka sameysteen ayaa waxaa Sabtidiii todobaadkaan booqasho ku tagay Taliyaha Saddexaad ee Ciidanka Somaliland, isla markaana shalay Ciidamo cusub  la geeyey.

Deegaano ka tirsan gobolka Sanaag ayaa waxaa horay uga taagneyd xiisad u dhaxeysay maamulka Puntland iyo Soomaaliland oo dhowr mar ku dagaalamay Gobolka Sool, waxaana ciidamadan cusub ee fariisinka ka sameysatay deegaano ka tirsan gobolka Sanaag walaac ka muujiyey dadka deegaanka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews