HOHADNEWS.COM
Ra’iisul wasaare Kheyre iyo Axmed Madoobe oo lagu wado inay heshiisyo kala saxiixdaan
March 12, 2019 - Written by Hohad Office

WARARKA DALKA (HOHAD NEWS)Kulamo gaar gaar ah ayaa ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, kadib markii halkaasi uu xalay ku howday ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Kulamo gaar ahaa oo u dhaxeeyay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa xalay ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.

Kulankaasi ayaa looga hadlay sida ugu dhow ee ay u wada Shaqeyn lahaayeen dowladda Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland, waxaana dibad joog ka ahaa wafdiga ra’iisul wasaaraha ku wehlinaya safarka Kismaayo.

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in maanta la filayo in labada dhinac ay heshiis ku kala saxiixdaan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo ku saleysan wada shaqeynta labada dhinac.

Safarka Kheyre ee magaalada Kismaayo ayaa dhaliyay shaki badan oo ku aadan inuu bilow u yahay olalaha doorashooyinka dalka ee 2021, waxaana dadka falanqeeya siyaasadda ay sheegayaan in isbaheysi siyaasadeed uu ka bilowday magaalada Kismaayo.

Wararka kale ee aan heleyno ayaa sheegaya in magaalada Kismaayo maanta uu ra’iisul wasaaraha uu xariga ka jari doono mashaariic horey looga dhagax dhigay magaalada, iyadoo kuwo cusubna la dhagax dhigi doono.

Jubaland waa maamulkii marti geliyay shirkii wada shaqeynta looga joojiyay dowladda Federaalka ah, waxaana Madaxweynaha Maamulkaasi dowladda Federaalka ah dhowr jeer ku dhaliilay ballamo ka bixidda.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews