HOHADNEWS.COM
Rag iska dhigay Uhuru Kenyatta oo lacag badan dhacay
February 26, 2019 - Written by wariye sakariye

Ugu yaraan 7 Qof ayaa maanta ka soo muuqday maxkamadda magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayada oo lagu soo eedeeyay dambiyo badan.

Raggan ayaa waxaa ay Taleefan u eg midka Madaxweynaha Uhuru Kenyatta ka waceen madaxa sharikadda Sameer Africa ,oo lagu magacaabo Naushad Meralli.

Ninkan ayaa markii la soo wacay waxaa uu ku maqnaa dalka dibaddiisa, waxaana lagu yiri “waxaa kula hadlaya madaxtooyada Kenya, waxaan dooneynaa inaad fududeyso iibsiga dhul, lacagta dib ayaan kaa siinayaa”.

Naushad Meralli, ayaa madaxa maaliyadda ee sharikaddiisa Sameer Afrika amar ku siiyay in lacagta la weydiistay oo dhan 10Milyan oo Shilinka Kenya ah uu ku shubo Akoon Bangiga Equity Bank, kaas oo ay raggan u sheegeen.

Todobada qof ee Qiyaanadan loo xiray ayaa kala ah; Joseph Waswa, Duncan Muchai, Isaac Wajekeche, William Simiyu, David Luganya, Gilbert Kirunja iyo Anthony Wafula.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews