HOHADNEWS.COM
Maxaa Sabab Uu Ah Korodhka Xanuunka Kansarka Ee Somaliland Ku Soo Badanaaya
September 24, 2018 - Written by wariye sakariye
[09/24/2018] Raxaab D: Intaynaan Warbixinta Akhriyin ,Waxaynu U baahanahay Akhriste Waydiimahan Inaynu Is waydiino,
~Halkaad Joogto Maka dareemaysaa Korodh ka Xanuunka Kansarka ?
~Imisa Qof Oo aad Magac ama Muuq Garanayso Ayuu Asiibay Xanuunka Kansarku ?
~Imisa Qof Baadse Maqashay Inay U Geeriyoodeen Xanuunka Kansarka ?
~ Maxaad U Sababaynaysaa Korodhka Xanuunka ?
~Maxaad Xal U Aragtaa Si Loo Xakameeyo Korodhka Xanuunka ?
Inkastoo Ay Jireen Daraasado Ay Sameeyeen Xarumo cilmi Baadhis Oo Soo Bandhigaya korodhka tirada dadka uu Asiibayo xanuunka kansarku.
Sidaynu la Socono Noocyadda kala Duwan Ee kansarku waxay ku badnaan jireen wadamada Horumaray gaar ahaan reer yurub iyo maraykan , haddase wadamada soo koraya Gaar ahaan Afrika ayuu si xawli ah ugu soo Badanaya .
Dalkeenu (Somaliland) Wuxuu ka mid ah wadamada xagga cafimaadka ugu liita Dunida , Dadkeenuna waxay La daalaa dhacayaan Xanuuno tiro badan , waxaana hadda Aad u soo badanaya Dadka laga helay cudurka kansarka ,
~ Noocyo Kamida Kansarka.
◇kansarka Dhiiga (blood cancer)
◇kansarka Dhuunta ( esophageal cancer)
◇kansarka Sambabada ( lung cancer)
◇kansarka Naasaha ( breast cancer)
◇kansarka Maqaarka ( skin cancer)
Cudurka kansarka ma jirto Daawo lagu talo galay in si dhamystiran wax uga tarto cudurkaas, waxaase rajo fiican laga qabaa in wax laga Qabto Hadii la ogaado intaanu ku faafin qaybaha jidhka , waxayse rajadaasi sii yarataa mar kasta oo qofka xanuunku ku fido.
waxa jira dhawr Hab oo la isticmaalo si looga hor tago fiditaanka cudurka iyo In Nolosha Qofka laysku dayo in la dheereeyo (Prolonging the life). waxaana ka mida ah hababkaas
~Qalliin( surgery)
~shucaac ( radiotherapy)
~ Isticmaalka dawooyin kiimiko ah ( chemical therapy)
~Daawaynta Astaamaha ( systemic therapy)
~Daawaynta Laserka (Laser Therapy)
waxa jira waxyaabo badan oo si toosa ama si an toos ahaynba u sababa cudurka kansarka ,
ha ku kala badnadan hana kala khatar bateene hadana dhamantood waxa si weyn loogu aanenayaa in ay sabab u yihiin in cudurkaasi uu ku haleelo. waxaana ka mid ah
1.Tubaako ( tubacco)
2.Buurni iyo Miisaan xad dhaaf ah ( obesity and overweight)
3.Khamri ( Alcohol)
4.Shucaac (Radiation)
5.Cuno Xumo ( Poor diet),
6.Jimicsi La’aan ( Physical inactivity),
7.Caabuqa Galmadda (sexually transmitted infections),
8.Dikhawga Hawada (Air pollution),
waxayaabha loo aaneyo in ay sababaan cudurka kansarku way tiro badan yihiin. Inkastoo Aaan Badhitaano Rasmiya Lagu Samayn Dalkeena Hadanna Waxaa jirra Waxyaabo Dadkeenu U Aanaynayaan Korodh ka Xanuunka Oo Ay Kamid Yihiin .
~Cunooyinka Moorsan (Food stuff) Ee La Soo Dhoofiyo
~Sharaabadda la Cabo Qaarkood .
~Snakes Cuntada lagu Rito Ama Shaaha lagu Shubto .
~Chocolate Noocyo Kamida ah
Astaamaha Xanuunka Kansarka (Symptoms)
◇Buro (Lump),
◇Dhiig bax Aan Caadi Ahayn(Abnormal bleeding),
◇Qofac Daba dheeraada (Prolonged cough), Miisaan ka Oo Hoos U dhaca (weight loss),
◇Isbedel ku Yimaada Dhaqdhaqaaqa Midhicirka (Change in bowel movements),
◇ Ka Hortag Ama (Prevention)
~Habka Cuno Qaadashadda (Dietary) Oo Aad Hagaajiso
~ Warwarka ( stress) Oo Aad Iska Ilaalisid Waayo Waxaa lagu tiriyaa waxyaabha sababa cudurka kansarka
~iska Ilaali Dawooyinka laysku cadeeyo ii kiimikada ah.
~Samee jimicsi badan ugu yaraan lugee intaad awoodo
~Isticmaalka khudrada cagaaran iyo cuntooyinka galka leh( baalka ah),
~ ka ilaali ubadka yar/yar Iyo Dumar ka Uurka leh meelaha sigaarka ama Badeecadda lagu Cabo.
FG : (Cudurka kansarka lama kala QAADO)
~Talo Soo Jeedin
Inkastoo Jamacaddaheenu Ay Ganacsi U Furan Yihiim Hadana Waxa Muhiima In jamacadda ha gaar Ahaan Kuliyaddaha Caafimaadka (faculty of Medicine),Goobaha Caafimaadka Sida Cisbataaladda , Wasaaradda Waxbarashada, Wasaaradda Caafimaadka, Iyo Cidii Ay Khusaysaba In La Iska Kaashado Sidii Baadhitaan Ama Research looga samayn lahaa Cudurkan Dilaagaa ,
Si Loo Ogaado Numberka Dadka uu Soo Ritay
Waxa Ugu Badan Ee Dadkeena ku Sababaya xanuunka, .iyo Sidii Xal Loogu Heli Lahaa Dhibaatadda iyo Halista Xanuunka Kansarka Isla markaana Wacyi-gelin Bulshada loogu Samayn lahaa ,
[07:47, 9/24/2018] Raxaab D: Qaliinkii : Mohamed Saleban Raxaab
_Burao Somaliland
raxaab143@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews