HOHADNEWS.COM
Jabhada Caare Oo Fadhataysataysi Ka Bilawday Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer + Masuul La Goostay Lacag Oo Ku Biiray.
March 11, 2019 - Written by Hohad Office

 

BURCO (HOHADNEWS)- Xisaabiyihii Xafiiska Maamulka Gobolka Togdheer Mustafe Macalin Oo La Goostay
Lacag Gaadhaysa Ku Dhowaad 32000,000 Milyan Oo Shilinka Somaliland, Taas Oo Ahayd
Mushaharkii Cuqaasha Iyo Shaqaalaha
Xafiiska Badhasaabka Gobolka Togdheer Ayaa Ku Biiray Jabhada Kornayl Caare.MasuulkaniOo
Maqan Mudo Ku Dhowaad Ah 5 Cisho Ayaa La Sheegay Inuu Ku Biiray Jabhada Kornayl Caare
Islamarkaana Wakhtigan Ku Sugan Yahay Xarunta Jabhadaasi Ee Qardho.Khilaaf In Mudo Ah U
Dhexeeyay Badhaasabka Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi Iyo Xisaabiyihii Xarunta
Maamulka Gobolka Togdheer Mustafe Macalin Ayaa Sababay Inuu Masuulkani Ku Biiro Jabhada
Kornayl Caare .Masuulkani Ayaa Waxay Isu Beel Yihiin Badhasaabka Gobalka Togdheer Xamse
Maxamed Cabdi Iyo Kornayl Caare Oo Ah Horjooga Jabhadaasi Uu Ku Biiray.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews