HOHADNEWS.COM
[HALKAN KA AKHRISO]MAXAY SOMALILAND IYO PUNTLAND U QABTEEN GOBOLKA BADHAN EE LAGU HIRDAMAAYO ?
September 23, 2018 - Written by wariye sakariye

Su,aalo badan oo Isweydiin Leh ayaa ka dhashey Socdaalkii Madaxweynaha Puntland kusoo Gaadhey Gobolka Badhan kaas, oo dhinaca Somaliland Siweyn looga hadalhayey Maadaama Xukuumadda Somaliland ay Badhani uga Mid tahey Gobolada iyo Degmooyinka u Xisaabsan Dhulka Maamul ahaan hoos Yimaada ee Katirsan Sanaag/Barri.

Haddaba marka laga taggo Sheegashada labada Dhinac ee Badhan Waxa la wada ogyahey in Mudo badan ay Shacabkani isku abaabulayeen sidii Gobolku Wax ula qeybsan lahaa Deegaanada lamidka ah islamarkaana, looga bixi lahaa Go.doonka uu ka Go.odoonsan yahey Dhinacyadda isku Socodka iyo dhaqdhaqaaqyada Ganacsiga Mashaariicaha Hurumarinta iyo Waxqabadyadda kale ee Muhiimka ahaa taas oo ay ugu Dambeysay Mahruuc

Weyn oo laga hirgaliyey Sanadii 1967kii oo ku beegnayd Wakhtigii Dawladii Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo laga Dhisey Warshada Kaluunka Laas-Qorey khusuusana xiligaas oo ku beegnayd markii la dhisayay Dekedda ugu Weyn Somaliland ee Berbera.

Wakhtigii Xukuumadii Marxuum Cigaal oo aanu guud ahaanba Dalka Somaliland laheyn Miisaaniyadd Xoogan Waxa Deegaanadan laga fuliyey Mashaariic Kooban oo ay kamid ahaayeen Dhinacyadda Waxbarashada Caafimaadka iyo Biyaha kuwaas oo koobnaa 11 Mashruuc,Inkastoo Dhagax Dhigii Madaxweyne Siilaanyo Markii Xukuumadiisu joogtey uu Ku dhagax dhigay Dekedda Laas-Qorey oo Shacabka Gobolkani si xoog ah u daneynayeen haseyeeshee, aan la dhameys tirin loona dhaafin Dhafaxaasi.

Haddaba Sababta ugu Weyn ee Shacabka Deegaankani isku Tashiga sidii Wax looga qaban lahaa Adeegyadda Asaasiga u ah Bulshadu Waxa uu soo socdey mudo dheer laga soo bilaabo tan iyo burburkii Dalkii hore la isugu odhan jirey Soomaaliya ha noqoto Dhibaatadda Jid Xumada oo Caqabad ku aheyd Guud ahaanba Hurumarka iyo Taabagalka Adeegyadda Bulshada ee Badhan iyo Deegaanada hoos yimaada.

Haddaba si Looga baxo Duruufahaa Waxa isku tashi Shirar fara badan oo lagu lafo gurayo sidii Looga gudbi lahaa dhibaatooyinkaasi Waxa la galiyey juhdi iyo Dedaal dheer oo ay u guntaddeen Aqoonyahankii, Waxgaradkii odoyaashii, Ganacsatadii iyo Dhamaanba Qeybihii kala duwanaa ee Bulshada Gobolka iyadoo Wakhtigaasina Dawllada Puntland kala qeyb qaadatey olole balaadhan oo Dhaqaale iyo Talo loogu Hawlgalayo Sidii Loo Bilaabi lahaa Dhismaha jidka u Dhexeeya Ceerigaabo Badhan iyo Ceel-doofaar Laga soo Bilaabo Wakhtigii Dawlladan uu Madaxweynaha Ka yahey Cabdiwali Cali Gaas oo Doorashadiisii Xiligii ololaha Balanqaadey Wajigii horena dhameystirey Ceel-Doofaar Ilaa Badhan islamarkaana, Hadda Socdaalkiisan Dhagax dhigey Badhan Ilaa Ceerigaabo …… Lasoco Faalladan oo Daah fureysa Sida ay Somaliland iyo Puntland ugu kala Waxqabd Badnaayeen Gobolka Badhan iyo Deegaanada Hoos Yimaadda.

 

 

Cabdiraxmaan Nuux Axmed(hiiraan)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews