HOHADNEWS.COM
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Go’aan Cusub Oo Ku Saabsan Doorashada.
March 23, 2019 - Written by Hohad Office

HARGAYSA (HOHAD NEWS)

Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa saaka kulan ay war bixin ku siinayeen golaha Guurtida Somaliland kula yeeshay aqalka golaha Guurtida.

Kulankan oo warbaahintu dibad joog ka ahayd ayaa markii uu dhamaaday waxaa warbaahinta la hadlay gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, waxaanu sheegay gudoomiye Saleebaan in marka la eego xogta gudida doorashooyinku golaha guurtida ay siiyeen inayna suura gal ahayn in xiligii la mudeeyay ay dalka doorasho ka qabsoonto.

 

Sidoo kale waxaa isna dhiniciisa faahfaahin kooban warbaahinta siiyay gudoomiyaha gudida doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan oo sheegay in ay kulanka ay la qaateen golaha Guurtida ay siiyeen xog ku saabsan halka ay wax umarayaan.

Xisbiyada qaranka ayaa kulamo ay yeesheen aan ku guulaysan inay ku heshiiyaan qodobo ku saabsanaa doorashooyinka

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews