HOHADNEWS.COM
DEG-DEG:Madaxweynaha Faransiiska Iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Kala Saxeexday Heshiis Millatari
March 13, 2019 - Written by Hohad Office

WARARKA DIBADDA(HOHAD NEWS)

Madaxweynaha Faransiiska, Emanwal Makron iyo Ra’isul-wasaaraha Itoobiya, Abiy
Ahmed ayaa kala saxeexday Heshiiskii ugu horreeyey ee Iskaashiga Milliteriga, sida uu baahiyey
Telefishinka Ethiopia.

Ra’iisul-wasaraha Ethiopia iyo Madaxweyne Emanwal Makron oo Shir Jaraa’id ku qabtay Addis Abeba
waxay sheegeen inay isku afgarteen Iskaashi dhanka Difaaca iyo inay Faransiiska taageero ka geystaan
dhismaha Ciiddanka Badda ee Ethiopia, iyadoo la og yahay in aanay Ethiopia lahayn bad u gaar ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews