HOHADNEWS.COM
[DEG DEG:-] Xukumadda Somaliland Oo Dalka Imaaradka Ku Wareejinaysa Wershadda Sibidhka Ee Berbera & Xogg Culus Oo La Helay.
April 6, 2019 - Written by Hohad Office

BERBERA(HOHAD NEWS)

Hargeysa(Karin News)- War aan goor dhawayd ka hellnay magaaladda Abu Dhabi ayaa  xaqiijiyay in xukuumadda Somaliland ay dhawaan ku wareejin doonto wershadda sibidhka ee Berbera shariikadda National Cement Factory oo ay dawladda Emirateka Carabtu leedahay.
Xogta Karin News  heshay ayaa lagu xaqiijiyay in kulankii madaxweyne Muuse Biixi Cabdi dhawaan la yeeshay Raysal wasaare ku xigeenka dalka Emirateka Carabta ahna wasiirka madaxtooyadda Sheikh Mansour Bin Zayed Al-Nahyan in arrintani lagu soo hadal qaaday.
Warka ayaa intaasi ku darray in dhawaan ay Somaliland iman doonaan khubaro ka socota shariikadda Uae National Cement Factory, Shariikadda DP World oo Dawladda Emirateku leedahay, iyo wasaaradda gaashandhiga ee dalka Emirateka ayaa xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland hore heshiisyo ay la gashay ku wareejisay Dekedda iyo madaarka Berbera

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews