HOHADNEWS.COM
DEG-DEG Diyaarad Qaramada Midoobay leedahay oo ka burburtay Meel ku dhow Ethiopia (Sawirro)
March 16, 2019 - Written by Hohad Office

WARARKA DIBADDA(HOHAD NEWS)

Wararka ka imaanaya xuduuda ay wadaagaan dalalka Ethiopia iyo Sudan-ta Koofureed  ayaa sheegaya in diyaarad ay leedahay Qaramada Midoobay ku burburtay deegaanka Pagak oo ku yaala xuduuda labada dal.

Qaramada Midoobay ayaanan wali ka hadlin burburka diyaaradda, lamana sheegin khasaaro ka dhashay diyaaradda ku burburtay deegaanka Pagak  ee dalka Koofurta SUdan kuna dhow xuduuda Ethiopia.

Diyaaradda ayaa ka duushay deegaanka Pagak waxaana la sheegay inay kusii jeeday magaalada Malakal ee Koofurta Sudan, iyadoo burburtay waxyar kadib markii ay duushay.

Diyaaradda ayaa qeyb ka aheyd howlgalka Qaramada Midoobay ee Sudan, mana jiro war kasoo baxay ilaa iyo hadda howlgalka UN-ka ee Suudaanta Koofureed.

La soco waxii kusoo kordhaa Burburka diyaarada.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews