HOHADNEWS.COM
DEG -DEG Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo
March 13, 2019 - Written by Hohad Office

WARARKA DALKA(HOHAD NEWS)

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal uu waaberigii saaka uu ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Dagaalka ayaa dhexmaray labo maleeshiyaad deegaanka ah, waxaana ay ku dagaalameen dhul banaan oo ku yaala agagaarka xabsiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac gaartay labada dhinac.

Labo ruux oo dhinacyada dagaalamay ah ayaa ku geeriyooday dagaalka halka shan kale ay ku dhaawacmeen, sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah saraakiisha ciidamada Puntland oo warbaahinta la hadlay.

Dhulka Banaan ayaa labada maleeshiyaad waxaa la sheegay inay isku heystaan lahaanshihiisa, waxaana wali ka taagan deegaanka xiisada maadaama ay isku horfadhiyaan dhinacyada dagaalamay.

Wariyaha Caasimada Online ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in mararka qaar la maqlayo rasaas goosgoos ah oo ka dhaceyso waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Mas’uuliyiinta Maamulka Magalada Gaalkacyo ee Puntland iyo laamaha amniga intaba weli kama hadlin dagaalkaas, hayeeshee dadka ku sugan goobta uu dagaalka ka dhacay ayaa waxa ay sheegeen inay casbi dareemayaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews