HOHADNEWS.COM
Ciidamo Ajaanib Ah Oo Howlgalo Ka Fuliyay Gudaha Dalka Soomaaliya
March 12, 2019 - Written by Hohad Office

WARARKA DALKA(HOHAD NEWS)Wararka ka imaanaya deegaanka Daarusalaam ee gobalka Sh/goose ee dalka
Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe uu halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidammo
Ajaanib ah iyo kuwa Soomaaliya ah iyo Alshabaab oo dhinac ah.

Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii diyaarado dagaal iyo ciidamadaan khaaska ah ay ku degeen
deegaankaa Daarusalaam oo ay maamulaan Alshabaab, hase’ahaatee waxaa la sheegay in Shabaabku
markii ay maqleen dhawaqa diyaaradaha inay ridden hub culus iyada oo ciidamadaasna la sheegay in ay
gudaha u galeen deegaanka.
Dadka ku sugan deegaanka Daarusalaam ee gobalka Sh/goose oo diiday in magacooda iyo codkoodaba
loo adeegsado warbaahinta sababbo dhinaca amniga ayaa sheegay in jug xooggan ay xalay ka
dhaceysay deegaanka kuna baraarugeen guuxa diyaaradaha dagaalka iyo dhawaqa rasaarta culus.
Ma jirto cid xaqiijin karto khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay howlgalka ciidamadaan Ajaanibta ah iyo
kuwa Somalida xalay ay ka fuliyeen deegaanka Daarusalaam ee gobalka Sh/hoose.
Alshabaab ayaa sheegay inay iska difaaceen weerar ciidamo Maraykan ah ay ku soo qaadeen
Daarusalaam,in kasta oo ilaa iyo haatan aysan ka hadlin dowladda Somalia iyo Maraykanka oo la
aaminsanyahay in ay masuul ka ahaayeen howlgalkaan qorsheysan.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews