SPORT
-
KULANKII QARNIGA: Sir Alex Ferguson Iyo Jurgen Klopp Oo Kulan Iskugu Imanaya, Sababta Xilligan Keentay Iyo Waqtiga Uu Qabsoomi Doono
WARARKA CIYAARAHA (HOHAD NEWS)
Sir Alex Ferguson Iyo Jurgen Klopp ayaa la sheegay inay ku ballameen kulan casho ah oo ay yeelan doonaan markii ugu horreysay taariikhdooda.
Sir Alex Ferguson oo dhawaan lagu sameeyey qalliin...
Wednesday, March 27, 2019
-
Sababta Jurgen Klopp U Ciyaarsiin Waayey Xherdan Xhaqiri Oo La Shaaciyey Iyo Taageereyaasha Oo Aan Si Buuxda Ugu Qanci Karin
WARARKA CIYAARAHA (HOHAD NEWS)
Bishii December ayaa si weyn loogu amaanay Liverpool go’aankii ay ku gaadhay inay Shaqiri soo iibsadaan xagaagii, waxaanay sababtu ahayd inuu garoonka soo galay ciyaarta oo 1-1 ah, isla mark...
Saturday, March 23, 2019
-
Paul Pogba Oo Shaaciyey Sababtii Dhabta Ahayd Ee Jose Mourinho Looga Caydhiyey Manchester United
WARARKA CIYAARAHA (HOHAD NEWS)
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Manchester United iyo xulka qaranka France ee Paul Pogba ayaa meesha ka saaray in hirdan iyo loollan u dhexeeyey ciyaartoyga ay sabab u noqdeen in Jose Mourinh...
Thursday, March 21, 2019
-
Madaxweynaha Waddanka Ruushka Vladimir Putin Oo Ka Adkaysan Kari Waayey Cunsuriyadda Lagu Hayo Ciyaartoyga Madow Ee Dalkiisa
WARARKA CIYAARAHA(HOHAD NEWS)
Madaxtooyada waddanka Ruushka ayaa si adag uga hadashay hadallo cunsuriyad ah oo uu warbaahinta mariyey mid ka mid ah laacibiinta waddankaas oo uu ku ganay laacibiinta madow ee ka ciyaarta dalk...
Wednesday, March 20, 2019
-
Liverpool Waa Inay Diyaarsato Beddelka Mohamed Salah Iyo Sadio Mane – Wargeys Kasoo Baxa Magaalada Liverpool Oo Sababo Macquul Ah Soo Bandhigay
WARARKA CIYAARAHA(HOHAD NEWS)
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa loo soo jeediyey inay diyaarsato beddelka labadeeda xiddig ee Mohamed Salah iyo Sadio Mane oo isku-darka goolasha ay xili ciyaareedkan u dhaliyeen dhamaan ta...
Wednesday, March 20, 2019
-
RIKOOR: Sadio Mane Oo Rikoor Taariikhda Galay Sameeyay Kulankii Ay Guusha Ka Heleen Fulham & Xiddiga Uu Kala Wareegay.
WARARKA CIYAARHA(HOHAD NEWS)
Liverpool ayaa dib ugu soo laabatay hogaanka horyaalka Premier League kadib markii ay 2-1 ku garaaceen Fulham kulan dhacay Axaddii, waxeyna tani ka dhigan tahay iney si kumeel gaar ah kaga sarre...
Monday, March 18, 2019
-
David Moyes Oo Kashifay In Mid Ka Mid Ah Xiddigah Real Madrid Ee Hadda Uu Kula Heshiiyay Inuu Old Trafford Yimaado Sanadki 2014 – Waa Kuma? Maxaase Badalay Go’aanka Xiddiga?
WARARKA CIYAARAHA(HOHAD NEWS)
Tababarahii hore Manchester United David Moyes ayaa kashifay in mid ka mid ah xiddigaha Real Madrid ee hadda uu la heshiiyay sanadkii 2014 ka hor inta aan shaqada laga ceyrin bilo kadib, isagoo...
Monday, March 18, 2019
-
Hadii Uu Waligiis La Kulmay Sare-kacii Xalay, Guushii Ay Ka Heleen Real Betis, Guuldaradii Atletico & Lionel Messi Oo Ka Hadlay Bandhgoodii Xalay.
WARARKA CIYAARAHA(HOHAD NEWS)
Jamaahiirta Real Betis ayaa goob joog u noqdo bandhig aan caadi aheyn oo uu sameeyay Lionel Messi, xiddiga reer Argentina wuxuu dhaliyay sadexley la xasuusan doono isagoo kooxdiisa uga faa’ii...
Monday, March 18, 2019
-
Tababare Joachim Low Oo Go’aan Adag Ka Qaatay Doorashada Labadiisa Goolhaye Manuel Neuer Iyo Marc-Andre ter Stegen.
WARARKA CIYAARAHA(HOHAD NEWS)
Tababaraha qaranka Jarmalka Joachim Low ayaa go’aan ka qaatay doorashada labadiisa goolhaye Manuel Neuer iyo Marc-Andre ter Stegen, waxeyna arintaan ku timid kadib markii saxaa...
Sunday, March 17, 2019
-
Hordhac: Everton vs Chelsea – Blues Oo Gali Karta Booska 5-aad & Sarri Oo Laga Yaabo Inuu Isbadalo Badan Sameeyo.
WARARKA CIYAARHA(HOHAD NEWS)
Kooxda Chelsea ayaa marti ku ah gobolka Merseyside iyadoo isha ku heysa iney kaalinta 5-aad kala wareegto Man United oo kulankeedii isbuucaan ee horyaalka loo baajiyay maadaama ay ciyaareen koob...
Sunday, March 17, 2019
Next Page »
|
|