LAYAABKA
-
Legdanka shirkadaha waaweyn & dawladaha soo koraya . Conoco & dpworld tusaale ahaan
Guud ahaan legdanka caalamiga ah ee ku salaysan ilaashiga danaha dawladeed ama shirkadeed waa mid soo jireen taariikhda dunida ee cusub waxase isdultaag mudan legdanka astaamaha gaarka ah leh ee dhexmara had iyo jireen dawladaha s...
Wednesday, March 20, 2019
-
[WAR DEG DEG AH]Masuuliyiintii Maamulka Magaalo Xuduudeeda Lawyacado Ee Somaliland Oo Xabsiga Lagu Guray, Iyo Dhacdo Layaableh Oo Si Weyn U Gil-Gishay Magaaladaasi Oo Xadhigan Sababtay
"Dawladda Jabuuti Ayaa Tidhi Meel Xamaamka La Yidhaa Halanaga Dumiyo, Kharash Ayay Ku Bixiyeen,Mashruucaas Yar Ee Xaga Jabuuti Laga Soo Bixiyay Ayuunbuu Ka Dhashay Khilaafkani". Axmed Muuse
Maamulihii Kastamka Lawya-Cado Yaxye ...
Thursday, December 20, 2018
-
[Daawo]Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kumiye Oo Afka Furtay Sir Badana Daaha Ka Qaaday
Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kumiye Oo Afka Furtay Sir Badana Daaha Ka Qaaday
...
Monday, October 1, 2018
-
Dowlado Carbeed oo lacag ku bixinaya sidii Israel ay u duqeyn laheyd GAZA
Hoggaamiyaha Xarakada islaamiga ah ee Xamaas ahna xubin siyaasadeed oo ka tirsan ururkaas Maxamuud Al-Zahar oo Maalintii Sabtida aheyd gaaray Magaalada Qahira ee Dalka Masar ayaa sheegay inuu socdo olole lagu doonayo...
Monday, October 1, 2018
-
[XOGCUS]Dawlada Qadar oo shaaca ka qaaday siyaasaddeeda fog ee ay ka leedahay Somalia
Dawlada Qadar oo shaaca ka qaaday siyaasaddeeda fog ee ay ka leedahay Somalia
Dowlada Qadar ayaa shaaca ka qaaday in muddo kooban gudaheeda ay kaalin weyn uga qaadan doonto nabadeynta Somalia iyo in dib loo ...
Friday, September 28, 2018
-
WAR DEG DEG AH[DAAWO]Xasan Daahir oo ka hadlay dilkii Axmed Dowlo iyo waxa ay tahay in laga yeelo dadkii ka dambeeyey
Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay dilkii dhowaan magaalada Muqdisho loogu geystay Axmed Dowlo, oo ay dileen reerka gabar uu guursaday wiil uu adeer u yahay oo kasoo jeeda beesha Jareerweyne.
Sheekh Xasan Daahir...
Friday, September 28, 2018
-
Xog Cusub Maamul Goboleedyada oo ku kala qeybsamay shirka amniga Qaranka ee Muqdisho + Sababta
Xog gaar ah oo an ka helnay Sanatarada Aqalka Sare ee ku sugan magaalada Garoowe xarunta Maamulka Puntland ayaa muujinaysa in Madaxweyne Cabdiwali Gaas uu ka laabaty go’aankiisii hore ee ku aadanaa shirka Wada tashiga ee ka dhi...
Monday, September 17, 2018
-
[AKHRI] XEERKA DIINTA ISLAAMKA KA HOR IMANAYA, EE MADAXWAYNE MUUSE BIIXI-NA DHAQAN GALIYAY
Waxaanu halka idinku soo gudbin doonaa xeer la sheegay in uu si toos ah uga hor-imanaya diinta islaamka oo muran badan ka dhex abuuray labada golle baarlaam ee wakiillada iyo guurtida kaasi uu dhawaan dhaqan-galiyay madaxweyna...
Tuesday, September 4, 2018
-
[XOG CULUS] Halkee ayuu ka yimid gaarigii isku miidaamiyay xarunta HOWL-WADAAG?
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaaya weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday Xarunta Degmada Howl-wadaag ee Gobolka Banaadir.
Wararku waxa ay sheegayaan in gaariga loo adeegsaday weerar noociisa uu ahaa gaariga loo yaqaan (Leela C...
Monday, September 3, 2018
-
WAR DEG DEG AH Daawo:”Xisbiga Ucid Isagaa Masuul Ka Ah Jabhada Caare” Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Ciida Ka Danbaysa Jabhada Taliye Caare
Daawo:"Xisbiga Ucid Isagaa Masuul Ka Ah Jabhada Caare" Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Ciida Ka Danbaysa Jabhada Taliye Caare
...
Sunday, September 2, 2018
Next Page »
|
|